Barcelona oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Jeison Murillo + SAWIRO

(Spain) 27 Dis 2018. Barcelona ayaa maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee difaaca reer Colombia Jeison Murillo.

Difaaca reer Colombia ee Jeison Murillo ayaa ku yimid garoonka Cump Nou heshiis amaah ah, maadaama ay jirto baahi ay kooxda reer Catalonia u qabto adeega laacibkan.

Barcelona ayaana talaabadan u qaaday maadaama uu dhaawacan yahay daafacooda birta ah ee reer France Samuel Umtiti.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close