Day: December 27, 2018
-
Afrika
Mar Wuxuu ahaa mid ka mid ah Xiddigaha ugu Mushaarka badan Adduunka iminkana waa SHIID OO SHILIN ma heysto….(Bal AQRISO tan qabsatay Asamoah Gyan)
(Europe) 27 Dis 2018. Asamoah Gyan ayaa mar ahaa mid ka mid ah xiddigaha ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka balse…
Read More » -
England
“Liverpool waxay awoodaa inay dib u soo celiso xili ciyaareedkii taariikhiga ahaa ee kooxda Arsenal” – Unai Emery
(Premier League) 27 Dis 2018. Macalinka reer Spain ee Unai Emery ayaa aaminsan in kooxda haatan uu hogaamiyo Jurgen Klopp ee…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo ku HANJABAY inuu ka tagi doono Real Madrid hadii ay dhamaadka xili ciyaareedkan…
(Madrid) 27 Dis 2018. Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha dalka Spain Sergio Ramos ayaa ku hanjabay…
Read More » -
Spain
Barcelona oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Jeison Murillo + SAWIRO
(Spain) 27 Dis 2018. Barcelona ayaa maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee difaaca reer Colombia Jeison Murillo. Difaaca reer Colombia ee…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo Garab istaagay xiddiga la Midab Takooray ee Kalidou Koulibaly
(Milano) 27 Dis 2018. Taageerayaasha Inter Milan ayaa foolxumo iyo isir-faqooq kula kacay daafaca Napoli Kalidou Koulibaly kulankii Boxing Day ay…
Read More » -
Italy
“Waan ku Faraxsanahay Midakeyga MADOOW.”.- Kalidou Koulibaly oo hadlay kaddib wixii Xalay ka dhacay San Siro
(Italy) 27 Dis 2018. Taageerayaasha Inter Milan ayaa bartilmaameedsaday daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly ciyaartii ay goolka madiga ah xalay…
Read More » -
England
RASMI: Go’aan laga soo saaray Sheekada Maxamed Saalax….(Miyuu ciyaarayaa kulamada Arsenal iyo Manchester City?)
(England) 27 Dis 2018. Maxamed Saalax ayaa lagu soo eedeeyay inuu qiyaanay garsooraha dhex dhexaadinayay ciyaartii ay Liverpool ka adkaatay…
Read More » -
England
Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 27 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo balaqi…
Read More » -
England
SHEEKO WAALAN: Maxamed Saalax oo Liverpool ugu GOODIYAY inuu ka tagi doono haddii ay la soo saxiixdaan Laacibkan…(SABABTA ka dambeysa oo ka Farxisay MUSLIMIIN badan)
(England) 27 Dis 2018. Warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya dalka Israa’iil ayaa tibaaxaya in Maxamed Saalax uu ugu…
Read More » -
Spain
Luka Modrić oo ka hadlay ujeedkiisa ugu weyn xiligan ee kubada cagta
(Real Madri) 27 Dis 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Luka Modrić ayaa xaqiijiyay in rajadiisa ugu weyn ay…
Read More »