Rafa Benitez oo amaanay Liverpool ka hor kulanka galabta

(Liverpool) 26 Dis 2018 Tababarihii hore ee Liverpool ee Rafa Benitez ayaa amaanay kooxdiisii hore ka hor inta uusan ka hortagin galabta.

Rafa Benitez ayaa rumaysan in Liverpool ay awoodo inay hogaanka u hayso Premier League waqti badan.

Image result for Rafa Benitez Klopp

Wuxuuna rumaysan yahay in Liverpool ay awoodo inay ku guulaysato sanadkaan horyaalka ingiriiska inkasta oo uusan ka bixin faah faahin dheer.

“Liverpool shaqo fiican ayeey qabanayaan, waxayna woodaan inay waqti dheer sii haayaan hogaanka Premier League” ayuu yiri Rafa Benitez.

“Dabcan aad ayeey Newcastle United ugu adag tahay ka hor tagida Liverpool”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close