Aubameyang oo London ku casuumay xiddiga diirada u saaran Arsenal ee Ousmane Dembele +SAWIRRO

(London) 26 Dis 2018 Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Aubameyang ayaa ku casuumay London xiddiga diirada u saaran Arsenal ee Ousmane Dembele.

Labada xiddig ayaa saaxiibo dhaw ah tan iyo waqtigii ay ku soo wada qaateen kooxda Borussia Dortmund, waxayna markale isku arkeen magaalada ay ka dhisan tahay Arsenal.

Aubameyang posted a video on Instagram picking out Gucci clothes with Ousmane Dembele

Horyaalka Spain ayaa galay fasaxa gaaban ee ciida gaalada, taas ayaana fursad u siisay Ousmane Dembele inuu soo booqdo saaxiibkiis Aubameyang oo kooxdiisu ay ciyaarayso kulamo badan oo xiriir ah.

Muuqaal iyo sawirro uu baraha bulshada soo dhigay Aubameyang oo u dabaal dagaya ciida gaalada ayaa waxaa ka soo muuqday Ousmane Dembele kaas diirada u saaran Arsenal lamana hubo in laacibku uu ku qancinayo saaxiibkiis inuu ku la soo biiro Gunners.

Pierre-Emerick Aubameyang has been celebrating Christmas in style with his Lamborghini

 Aubameyang could be the key to convincing his former teammate Dembele to join

The 29-year-old tried on a Gucci jacket and had a chat with Dembele while they shopped

Aubameyang wrapped his supercar in a gold coating last month and showed it off in London

The Arsenal striker will be hoping to add to his tally at against Brighton on Boxing Day

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close