SAWIRRO: Xiddigaha Liverpool oo ay FARXAD badan ka muuqatay xilli ay Tababarka qaadanayeen maadaama…..

(England) 25 Dis 2018. Xiddiga Liverpool ayaa tababar fudud ku qaatay xeradooda Melwood iyagoo wada dhoola caddeynaya maadaama ay u dabaal degayaan inay ku fadhiyaan hogaanka Premier League fasaxa ciilada gaalada.

Waxaa intaa u dheer inuu dhaawac uga soo laabtay daafacooda da’da yar ee Trent Alexander-Arnold taa oo tamar cusub galin doonta kooxda ku dagaalameysa sidii ay muddo dheer kaddib ugu guuleysan lahayd horyaalka Ingiriiska.

Mohamed Salah, Roberto Firmino iyo Fabinho ayaa ka mid ah xiddigaha sida wayn u dhoola caddeynayay intii ay ku guda jireen tababarka kooxda.

Reds ayaa Boxin Day mininkeeda ku marti galin doonta kooxda Newcastle United ka hor inta aysan la ciyaarin Arsenal.

SAWIRRO:

Liverpool were smiling as they celebrated being Premier League leaders at Christmas

Roberto Firmino and co were put through their paces at Melwood on Christmas Eve morning

Fabinho was grinning during the session after his recent impressive performances in red

Trent Alexander-Arnold handed Jurgen Klopp a fitness boost as he took part in the session

Sadio Mane and Andy Robertson took part in a possession-based drill during the practice

Players trained in glorious conditions at their Melwood base after the win over Wolves

Goalkeeper Alisson strikes the ball as he practiced his distribution ahead of facing Newcastle

Club captain Jordan Henderson could return to the team after starting on the bench at Wolves

Georginio Wijnaldum controls a pass during a small-sided drill during training on Monday

Jurgen Klopp will be hoping his side can maintain their lead against Rafa Benitez's team

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close