“Ma hilmaami doono sanadkaan 2018” – Sergio Ramos

(Madrid) 25 Dis 2018 Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa fariin u diray dhamaan taageerayaasha kooxdiisa maadaama uu dhamaad yahay sanadka 2018.

Ramos ayaa aad ugu faraxsan koobabkii Real Madrid ay qaaday sanadkaan sii dhamaanaya ee 2018, waxaana ugu muhiimsan ku guulaysiga Champions League markii 3-aad oo xiriir ah.

Image result for ramos champions league trophy

Sergio Ramos wuxuu fariintiisa ku soo beegay maalinka ciida gaalada, wuxuuna yiri:

“Haddii aan nahay Real Madrid ma hilmaami doono sanadkaan 2018, kooxdaan ilaa waqti dheer ayeey dagaalamaysay”.

“Gaar ahaan waxaan ku guulaysanay Champions League markii 3-aad oo xiriir ah”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close