Day: December 25, 2018
-
England
Real Madrid oo labo laacib siinaysa Chelsea si ay uga hesho Eden Hazard
(Madrid) 25 Dis 2018 Real Madrid ayaa ka fiirsanaysa inay dalab cajiib ah hordhigto Chelsea si ay u hesho laacibka reer…
Read More » -
England
Michael Essien oo ka cabsi qaba in daafac ka tirsan Chelsea uu u dhaqaaqo Barcelona
(London) 25 Dis 2018 Halyeeyga kooxda Chelsea ee Michael Essien ayaa cabsi ka muujiyay in daafac ka tirsan kooxda uu u dhaqaaqo…
Read More » -
Ameerika
Fernandinho oo WACAD ku maray inuusan Mardambe u ciyaari doonin Xulka Brazil…..(SABAB YAAB LEH oo ka dambeysa)
(Brazil) 25 Dis 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Manchester City Fernandinho ayaa ka dhaartay inuu mardambe u ciyaaro xulkiisa Brazil.…
Read More » -
England
Isma dhaanto la is dhaafsanayo…!!!
(Europe) 25 Dis 2018. Chelsea iyo AC Milan ayaa la warinayaa inay gaareen heshiis isdhaafsi ah kaa oo lagu kala badelanayo…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo keydka la dhigi doono kulanka barri galab ee Atalanta
(Turin) 25 Dis 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Allegri ayaa xaqiijiyay inuu keydka dhigi doono Cristiano Ronaldo kulanka barri galab. Juventus…
Read More » -
England
Arsenal oo diyaarisay dalab ay ka gudbinayso laacib ka tirsan Real Madrid
(London) 25 Dis 2018 Arsenal ayaa diirada saaratay goolhayaha kooxda Real Madrid ee Keylor Navas kaas oo aan boos joogto ah ka…
Read More » -
England
Klopp oo looga digay inuu ku dag dago saxiixa Jadon Sancho
(Liverpool) 25 Dis 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa looga digay inuu ku dag dago saxiixa da’yarka reer Ingiriis…
Read More » -
Spain
“Ma hilmaami doono sanadkaan 2018” – Sergio Ramos
(Madrid) 25 Dis 2018 Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa fariin u diray dhamaan taageerayaasha kooxdiisa maadaama uu dhamaad yahay…
Read More » -
Italy
Juventus oo dadajinaysa bisha Janaayo saxiixa Xiddig ka tirsan Real Madrid! (Ma ahan Marcelo)
(Turin) 25 Dis 2018 Juventus ayaa dadajinaysa suuqa bisha Janaayo saxiixa mid kamid ah xiddigaha kooxda Real Madrid. Sida ay baahisay…
Read More » -
England
Xiddigaha Manchester United oo durba iska hilmaamay wixii ay isla soo mareen Jose Mourinho!!
(Manchester) 25 Dis 2018 Sida uu xaqiijiyay tababare Solskjaer, xiddigaha Manchester United ayaa iska hilmaamay wixii ay isla soo mareen Jose Mourinho.…
Read More »