Day: December 24, 2018
-
England
Nemanja Matić iyo Luke Shaw oo siyaabo kala duwan kaga hadlay shaqo ka ceyrinta Jose Mourinho
(Manchester) 24 Dis 2018. Nemanja Matić ayaa qiray in ciyaartoyda Manchester United ay qaataan mas’uuliyada, arinta ku aadan shaqo ka ceyrinta…
Read More » -
England
Arsenal oo beri Beec Jaban ku heli kartay Daafaca laf-dhabarka u ah Liverpool ee Virgil van Dijk balse SABAB YAAB LEH ku diiday!!!
(Engaland) 24 Dis 2018. Liverpool ayaa sare u kac wayn sameysay tan iyo sidii ay ula soo wareegtay daafaca Virgil van…
Read More » -
England
“Zidane waa macalinka ku haboon ee noqon kara badalka Mourinho ee kooxda Manchester United” – Saha
(Manchester) 24 Dis 2018. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United ee reer France Louis Saha ayaa xaqiijiyay in Zinedine Zidane uu…
Read More » -
England
DEG DEG: Xaalada Dhaawacyada Arsenal oo ka sii dartay….+SAWIRRO
(London) 24 Dis 2018. Xaalada Dhaawacyada Arsenal ayaa ka sii dartay oo waxaa iminkana la shaaciyay in muddo lix usbuuc…
Read More » -
England
Jürgen Klopp oo ka hadlay sida uu adag yahay loolanka horyaalka Premier League
( Premier League) 24 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa kasoo muuqday shir jaraa;id kahor kulankooda 19-aad…
Read More » -
England
“Bartilmaameedka Man United waa ku guuleysiga Champions League iyo inay ku dhammeysato 4-ta sare ee Premier League.”-
(Manchester) 24 Dis 2018. Manchester United ayaa shan gool ku adkaatay kulankii ugu horreeyay tan iyo sidii loo ceyriyay Jose…
Read More » -
Uncategorized1
Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 24 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo…
Read More » -
Spain
Nabil Fekir oo si wayn lala xiriirinayo inuu u dhaqaaqo mid ka mid ah muruq weynayaasha horyaalka La Liga
(La Liga) 24 Dis 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in magca laacibka kooxda Lyon ee…
Read More » -
Italy
Agaasimaha ciyaaraha Juventus oo ka hadlay sheeko cajiib ah ee la xiriirta heshiiskii uu Cristiano ku yimid Allianz Stadium
(Juventus) 24 Dis 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Juventus ayaa xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uu isaga jeclaa imaatinka magaalada Torino, waxaana sidaas…
Read More » -
England
“2019 waa sanadkii ay kooxda Tottenham ku guuleysan lahayd koobab” – Pochettino
(Tottenham) 24 Dis 2018. Macalinka reer Argantina Mauricio Pochettino ayaa ugu baaqay taageerayaasha Tottenham Hotspur in lagu sii dhawaanayo xiliga…
Read More »