Day: December 23, 2018
-
France
“Luka Modrić wuu u qalmay ku guuleysiga abaal marinta Ballon d’Or 2018” – Didier Deschamps
(France) 23 Dis 2018. Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa qiray in xidiga khadka dhexe kooxda Real Madrid ee…
Read More » -
England
Arsenal oo wajaheysa Dhibaato wayn oo dhanka Daafaca ah…(Arag SHAXDA ay ku soo gali karto Kulamada Liverpool iyo Brighton )
(London) 23 Dis 2018. Arsenal ayaa wajaheysa mashaqo dhanka daafaca ah kulamada fasaxa ee Ciidka gaalada. Nacho Monreal ayaa noqday…
Read More » -
England
Rooney oo ka hadlay go’aanka ay Manchester United ka qaadatay Jose Mourinho
(Manchester) 23 Dis 2018. Halyayga kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa xaqiijiyay in maamulka kooxda ay ku saxnaayeen go’aankii ay shaqada…
Read More » -
Italy
RASMI: Inter Milan oo Xaqiijisay inay Ciyaaraha ka joojisay xiddigeeda Radja Nainggolan!??…(Maxaa dhacay?)
(Milan) 23 Dis 2018. Naadiga Inter Milan ayaa ganaax dul dhigtay xiddigeeda qadka dhexe ee Radja Nainggolan iyadoona ku wargalisay inuusan…
Read More » -
France
“Mbappé wuxuu ku biiri doonaa Real Madrid, wuxuuna in badan ka fiicnaan doonaa Cristiano Ronaldo”
(Yurub) 23 Dis 2018. Agaasimihii hore ciyaaraha kooxda Monaco isla markaana haatan ka howlgala kooxda Lille ee Luis Campos ayaa sheegay…
Read More » -
Spain
“Waxaan wada xiriirnaa Neymar Jr, balse ma jiraan waxaan shaaca ka qaadayo” – Mid ka mid ah xidigaha Real Madrid
(Real Madrid) 23 Dis 2018. Laacibka da’ada yar reer Brazil iyo kooxda Real Madrid Rodrygo ayaa ka hadlay xiriirka uu la…
Read More » -
England
Xiddig wayn oo ka tirsan Chelsea oo ‘DOQOMO’ ku tilmaamay saaxiibadiisa isla markaana af cad ku sheegay inaysan Horyaal ku guuleysan karin kaddib Guul daradii Shalay
(London) 23 Dis 2018. Chelsea ayaa shalay guul daro ka soo gaartay kooxda Leicester City oo gool madi ah ku…
Read More » -
Spain
Labo Xiddig oo Muhiim u ah Real Madrid oo is Dagaalay halkii ay u dabaal degi lahaayeen Koobka Kooxaha Adduunka…(Maxay isku qabteen?)
(Europe) 23 Dis 2018. Real Madrid ayaa xalay ku guuleysatay Club World Cup markii saddexaad oo xiriir ah kaddib markii…
Read More » -
England
Warkii ugu dambeeyay ee Chelsea iyo Gonzalo Higuain….(Sheekada oo gabo gabo ah)
(London) 23 Dis 2018. Sheekada Chelsea iyo dhaliyaha Milan ee Gonzalo Higuain ayaa lagu waramayaa inay soo gaartay gabo gabo…
Read More » -
England
“Waan Ogahay inaad sugeysaan wax ku saabsan Mourinho…..!!”.- Pogba oo markii ugu horreysay ka hadlay Ceyrinta Jose Mourinho
(Manchester) 23 Dis 2018. Manchester United ayaa gaartay guul wayn oo ay ugu dambeysay berigii Sir Alex Ferguson kulankoodii ugu…
Read More »