Shaxda rasmiga ah ee Juventus vs Roma

(Serie A) 22 Dis 2018. Kooxaha Juventus vs Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Shaxda Juventus vs Roma:

Juventus: Szczesny, De Sciglio, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro, Bentancur, Pjanic, Matuidi, Mandzukic, Dybala, Cristiano Ronaldo.

Roma: Olsen, Santon, Manolas, Fazio, Kolarov, Cristante, Nzonzi, Florenzi, Zaniolo, Under, Schick.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close