SAWIRRO: Damaashaadka Xiddigaha Real Madrid ka hor kulankooda Berito ee Finalka Koobka Kooxaha Adduunka

(Abu Dhabi) 21 Dis 2018. Xiddigah Real Madrid ayaa ku damaashaadaya isku taga Imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu Dhabi ka hor kulankooda berito ee Finalka Koobka Kooxaha Adduunka.

Los Blancos ayaa Finalka Club World Cup berito ku wajihi doonta naadiga Carbeed ee Al Ain kuwaa oo markii ugu horreeyay soo gaaray kama dambeysta tartankan.

Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa isku taagay Khamiis.

Haddaba Daawo Damaashaadka xiddigaha Real Madrid ka hor kulankooda berito:

 

Sergio Ramos
Kabtan Sergio Ramos waa midka dambe ee uu wajiga u duuban yahay

Benzema and Varane

Sergio Ramos

Javi Sanchez

Nacho and his family

Benzema and Varane

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close