DAAWO: Malaha Waa Tan Suuragal ka Dhigeysa in Liverpool ay ku Guuleysato Koob Weyn xagaagan…Xilli Maxamed Saalax uu Sameeyay Arin Qiiro leh

( Merseyside ) 21 Dis 2018. Liverpool ayay soo martay habeen weyn talaadadii lasoo dhaafay kullan ay ku cayaareen Anfield marka uu Mohamed Salah dhaliyay goolka guusha oo ay kaga adkaadeen Napoli kasoo ay ku gaareen wareega 16-ka koobka Champions League.

Sido kale habeenkaa wuxuu ahaa mid qaas u ahaa taagere kamid ahaa taagerayaasha ku sugnaa garoonka, waana Mike Kearney, kaa oo la arkayay isagoo u dabaal-dagaya goolka xilli uu garoonka ka taagnaa Kop End halka ina adeerkii Stephen Garcia uu ahaa mid u sheegayay iney gool dhaliyeen madaama uu yahay indhool ama qof araga la’.

Wuxuu ahaa waqti dareen leh iyadoo uu sameyn weyn Video ku yeeshay Baraha Bulshada waxayna muujineysa taageera kasta inuu dabaal-dag weyn sameynayo inta lagu guda jiro dheesha.

Kaddib marxaladan farxada leh labada wiil ayaa casuumaad ka helay Salah iyadoo Kearney iyo ina adeerkii ay booqdeen xarunta tababarka kooxda ee Melwood waxayna sido kale la kulmeen macalin Jurgen Klopp iyo qaar kamida xiddigaha naadiga.

Mohamed Salah (left) meets partially sighted Liverpool fan Mike Kearney to Melwood

This is the heartwarming moment Kearney was seen celebrating Salah's goal against Napoli

His cousin was seen talking into his ear to describe Salah's opening goal against Napoli

Fans were moved by the uplifting video and it quickly did the rounds on social media

The Liverpool forward showed great feet to dance into the area before slotting into the net

The pair were invited by Salah to Melwood training ground to meet the Liverpool squad

Liverpool manager Jurgen Klopp was the first to greet the pair at the club's training ground

The three have a laugh before Klopp goes off to get ready for the training session

Kearney's cousin, Stephen (right), describes how tall Klopp is following their meeting

The duo then get to meet Salah who takes the time to talk about how long they've been fans

Salah then asks Kearney if he enjoyed last time Liverpool played – a 3-1 win over Man United

The Egyptian talisman then provides the two cousins with a personalised Liverpool shirt

On Kearney's shirt, Salah left a message which read: 'To Michael, your support is an inspiration'

Kearney and Garcia then get the chance to meet Divock Origi (left) and other Reds players

While meeting Salah again, Virgil van Dijk makes his way over to meet Kearney and his cousin

Liverpool's Brazilian goalkeeper Alisson tells the pair that he has watched their video

Daawo waa markii uu dabaal-dagayay goolkii Saalax iyadoo ina adeerkii uu dhegta ugu sheegay iney gool dhaliyeen.

Waa Booqashadii Mike Kearney uu ku yimid Melwood.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close