BAL EEG: Sida ay u muuqan doonto SHAXDA Man United kaddib Jose Mourinho….(BAS Dambe laguma hor jari doono Goolka)

(Manchester) 20 Dis 2018. Manchester United ayaa talaadadii iska ceyrisay tababare Jose Mourinho iyadoona xilka si ku meel gaar ah ugu dhiibatay halyeygoodii hore ee Ole Gunnar Solskjaer.

Mourinho ayaa ku caan ahaa qaab ciyaareedka daafaca oo ay taageerayaal badan ku naceen.

Haddaba Man United ayaa iminka lagu wadaa inay dib ugu laabato waayaheedii weerarka sida la wada saadaalinayo maadaama macalinkooda Cusub uu ku fiican yahay kubbada weerarka ku dhisan tahay.

Haddaba Website-yada The Sun, Mirror iyo Goal ayaa saddex shax oo kala duwan ka sameeyay qaabka ay u muuqan karto Man United kaddib ceyrinta Jose Mourinho.

THE SUN:

MIRROR:

GOAL:

Man Utd possible lineup with Solskjaer

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close