Day: December 19, 2018
-
England
Tottenham oo ka aargudatay Arsenal isla markaana ka ciribtirtay tartanka Carabao Cup, halka uu Hazard lugtiisa Seme-Final ka ugu soo saaray Chelsea…+SAWIRRO
(London) 19 Dis 2018. Tottenaham ayaa ka aargudatay Arsenal kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0 isla markaana ay ka ciribtirtay…
Read More » -
England
Ozil oo Xitaa Keydka laga waayay kulanka wayn ay Caawa Arsenal la yeelaneyso Tottenham….(Tababare Emery oo Xaqiijiay inuusan Dhaawac qabin laacibka balse…)
(London) 19 Dis 2018. Mesut Ozil ayaa xitaa keydka laga waayay ciyaarta kulul ee iminka dhex mareysa kooxaha Arsenal iyo…
Read More » -
Spain
Kaddib Guushii Caawa, Real Madrid waa BOQORKA Koobka Kooxaha Adduunka….(Sidee??)
(Madrid) 19 Dis 2018. Real Madrid ayaa noqotay Boqorka Koobka Kooxaha Adduunka Kaddib guushii ay caawa ka gaartay Kashima Antlers Semi-Final…
Read More » -
Spain
SADDEXLEYDII uu Caawa Bale u dhaliyay Real Madrid oo Micno badan sameysay
(Abu Dhabi) 19 Dis 2018. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay kooxda reer Japan ee Kashima Antlers Wareega Afar dhammaadka Koobka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pogba oo Daanka ka jabay isla markaana Isbital la dhigay kaddib markii uu QOSLAYAY 12-saacadood oo Xiriir ah maadaama la CEYRIYAY Jose Mourinho….(SAWIR MAAD LEH)
(England) 19 Dis 2018. Manchester United ayaa Shalay Ceyrisay macalinkeeda Jose Mourinho kaddib natiijo xumo ay kooxda ka kaban waysay.…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo iska xaadirisay finalka Club World Cup, kadib markii ay guul muhiim ah ka gaartay kooxda Kashima Antlers + SAWIRO
(Abu Dhabi) 19 Dis 2018. Kooxda Real Madrid ayaa waxay caawa guul muhiim ah kaga gaartay kulanka afar dhammaadka Club World…
Read More » -
England
Wakiilka De Jong oo ku war galiyay kooxaha PSG, Juventus iyo Bayern Munich xiliga la go’aamin doono mustaqbalka laacibkan
(Yurub) 19 Dis 2018. Wakiilka laacibka kooxda reer Netherland Frenkie de Jong masuulka lagu magacaawo Ali Dursun ayaa shaaca ka qaada…
Read More » -
Spain
Ciyaartoyda kooxda Real Madrid oo ku kala qeybsamay sababa la xriira Jose Mourinho
(Real Madrid) 19 Dis 2018. Wargeyska “Don Balón” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in qolka labiska kooxda Real…
Read More » -
Champ' League
“Ma doonayo inaan wajaho Juventus ama Borussia Dortmund” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 19 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu ku beegmo Juventus ama Borussia Dortmund…
Read More » -
Italy
Madaxweynaha kooxda Napoli oo si lama filaan ah kaga hadlay codsi kaga yimid Mourinho, kahor inta aan laga ceyrinin Man United
(Manchester) 19 Dis 2018. Madaxweynaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa wuxuu shaaca ka qaaday hal arin uu ka codsaday macalinkii…
Read More »