DEG DEG: Man United oo Ceyrisay Jose Mourinho

(Manchester) 18 Dis 2018. Jose Mourinho ayaa ka tagay kooxda Manchester United sida ay shaacisay kooxda reer England.

Red Devils ayaa boggeeda Rasmiga ah ku shaacisay in macalinka reer Portugal uu ka tagay kooxda.

Waxay uga mahad celiyeen shaqadii uu us oo qabtay intii uu la joogay, Guul ayayna u rajeeyeen Mustaqbalka

Kooxda ayaa sheegtay inay magacaabeyso macalin ku meel gaar ah ilaa dhammaadka kal ciyaareedkan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close