DEG DEG: Lionel Messi oo Boorka ku reebay Cristiano Ronaldo….+SAWIRRO

(Spain) 18 Dis 2018. Lionel Messi ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta Kobta Dahabka ah ee Laacibka ugu goolasha  badan Yurub, kaddib markii uu xagaagii tagay horyaalka La Liga ku qaada 34-gool.

Abaal marinta waxaa bixisa  European Sports Media, oo ay qeyb ka tahay jariiradda Marca.

Abaal marinta Kobta Dahabka ee iminka la guddoonsiiyay Messi ayaa ka dhigan tiisii 5-aad oo wuxuu iminka ka sara maray Cristiano Ronaldo oo ay min 4-jeer horey u wada qaadeen.

Tokeo la picha la Ronaldo and Messi Golden Boot

Kobta Dahabka ayaa Messi lagu guddoonsiiyay xaflad ka dhacay Estrella Damm factory ee Barcelona.

DAAWO SAWIRRO:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close