Day: December 18, 2018
-
Spain
Santiago Solari oo ka hadlay wararka ku aadan in Mourinho uu markale ku laabanayo Real Madrid
(Real Madrid) 18 Dis 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay kooxda reer…
Read More » -
England
Mourinho oo LABO eray kaliya isaga difaacay saxaafada, kadib markii laga ceyriyay shaqada Manchester United
(Manchester) 18 Dis 2018. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayay qabteen kaamiriyoonka, kadib dhowr saacadood markii ay Manchester United…
Read More » -
Spain
“Messi wuxuu in badan ka sareeyaa Ronaldo” – Javier Tebas oo dhulka ku jiiday Cristiano
(La Liga) 18 Dis 2018. Madaxweynaha maamulka horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa xaqiijiyay in Lionel Messi uu yahay…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Lionel Messi oo Boorka ku reebay Cristiano Ronaldo….+SAWIRRO
(Spain) 18 Dis 2018. Lionel Messi ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta Kobta Dahabka ah ee Laacibka ugu goolasha badan Yurub,…
Read More » -
England
Gary Neville oo si kulul ula hadlay Pogba kadib sawirkii uu soo dhigay baraha bulshada!
(Manchester) 18 Dis 2018 Paul Pogba ayaa caro ku mutaystay sawirkii uu ku muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Mourinho…
Read More » -
England
Ma rumaysan doontid qaabkii Mourinho uu ku ogaaday in laga cayriyay shaqada Manchester United!!
(Manchester) 18 Dis 2018 Tababare Mourinho ayaa saaka si caadi ah u soo aaday shaqadiisa xili uu doonayay inuu isku diyaariyo…
Read More » -
England
Paul Pogba oo durba ka fal celiyay CAYRINTA Jose Mourinho!!
(Manchester) 18 Dis 2018 Xiddiga reer France ee Paul Pogba ayaa durbadiiba ka falceliyay cayrinta tababarihii Manchester United ee Jose Mourinho. Wax…
Read More » -
England
Wax ka ogoow magacyada tababareyaasha u sharaxan badalka Jose Mourinho
(Manchester) 18 Dis 2018 Manchester United ayaa qaadatay go’aan culus kadib markii ay kooxda ka cayrisay tababaraha reer Portugal ee Jose…
Read More » -
England
Yaa Qabanaya xilka Manchester United, imise ayuuse qaadanayaa Macalinka la CEYRIYAY ee Jose Mourinho??
(Manchester) 18 Dis 2018. Manchester United ayaa albaabka u tilmaamtay Jose Mourinho kaddib guul daradii foosha xumeyd ay kala kulmeyn…
Read More » -
England
DEG DEG: Man United oo Ceyrisay Jose Mourinho
(Manchester) 18 Dis 2018. Jose Mourinho ayaa ka tagay kooxda Manchester United sida ay shaacisay kooxda reer England. Red Devils…
Read More »