DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag oo ka soo baxay)

(Nyon) 17 Dis 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League.

Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xiiso leh, waxaana kamid ah Manchester United oo lagu beegay PSG.

Sidoo kale, Liverpool iyo Bayern Munich ayaa isku aaday, labada koox ee ingiriiska ah ayaana kulanka lugta hore ku ciyaari doona garoomadooda.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Schalke v Man City.

Atlético Madrid v Juventus.

Manchester United v PSG.

Tottenham v Borussia Dortmund.

Lyon v Barcelona.

Roma v Porto.

Ajax v Real Madrid.

Liverpool v Bayern Munich.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close