Day: December 17, 2018
-
Champ' League
“Mourinho wuxuu heystaa wakhti uu ku saxo qaladaadka jira kahor kulanka PSG” _ Denis Irwin
(Europe) 17 Dis 2018. Halyayga kooxda Manchester United ee Denis Irwin ayaa xaqiijiyay in Jose Mourinho uu heysto waqti ku filan…
Read More » -
England
Wiil SOOMAALIYEED oo Caalamka uga Yaabsaday SAADAALIN uu sameeyay….(BAL DAAWO)
(London) 17 Dis 2018. Taageere Arsenal oo Soomaali ah ayaa caalamka uga yaabsaday Saadaalin uu sameeyay. Wuxuu saadaaliyay in Arsenal…
Read More » -
Champ' League
“Iskuma haleyn karno nafteena, sababtoo ah Lyon waxay awoodaa inaan naga adkaato” – Valverde oo ka digay kulanka Lyon
(Europe) 17 Dis 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa iska diiday fikrada ah in Blaugrana ay hadaba xaqiijisay inay…
Read More » -
Champ' League
Thomas Tuchel oo amaanay Manchester United kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan Champions League
(Europe) 17 Dis 2018. kooxda Manchester United kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan wareega 16-ka tartanka Champions League. Isku…
Read More » -
Champ' League
“Juventus waxay ku aaday mid ka mid ah kooxaha ugu adag tartanka Champions League” – Pavel Nedved
(Europe) 17 Dis 2018. Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Champions League wareegiisa 16-ka oo ay saddexdii xili ciyaareed lasoo dhaafay…
Read More » -
Champ' League
Kahor kulanka Juventus Vs Atletico Madrid…. kooxda reer Spain oo dhibane ugu ah Ronaldo tartanka Champions League
(Europe) 17 Dis 2018. Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League ayaa maanta la sameeyay waxaana isku aaday kooxo waaweyn sida…
Read More » -
Champ' League
Allegri oo ka hadlay kulanka adag ay kula ciyaari doonaan Atletico Madrid wareega 16-ka Champions League
(Europe) 17 Dis 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa ka hadlay isku aadka dhawaan la sameeyay ee wareega 16-ka…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka wareega 32-aad ee Europa League oo la sameeyay
(Nyon) 17 Dis 2018 Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka wareega 32-aad ee koobka Europa League kaas oo ah koobka ku…
Read More » -
Champ' League
Kaddib markii la isku beegay Liverpool vs Bayern Munich, Xiddig wayn oo ka tirsan Bayern oo durba FARIIN u soo diray Jurgen Klopp…(Muxuu ku yiri?)
(Europe) 17 Dis 2018. Liverpool iyo Bayern Munich ayaa la isku aadiyay wareega 16-ka Champions League mid ka mid ah…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag oo ka soo baxay)
(Nyon) 17 Dis 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League. Isku aadka waxaa…
Read More »