Xiddigaha Real Madrid oo u duulay Abu Dhabi +SAWIRRO

(Madrid) 16 Dis 2018 Xiddigaha kooxda Real Madrid ayaa u duulay caasimada isku taga Imaaraatka carabta ee Abu Dhabi.

Sida lagu xaqiijiyay Webka rasmiga ah ee Real Madrid waxaa safarka qayb ka ah 25-laacib oo ka tirsan kooxda kuwaas oo ka qayb galaya koobka kooxaha adduunka sanadkii 3-aad oo xiriir ah.

Xiddigaha Real Madrid ayaa safar ku sii ahaanaya hawada muddo dhan 7-saacadood si ay u gaaraan magaalada Abu Dhabi.

Real Madrid ayaa arbacada la ciyaari doonta kooxda reer Japan ee Kashima Antlers kulanka ugu horeeya ee koobka kooxaha adduunka 2018.

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close