Shaxda rasmiga ah ee Southampton vs Arsenal (Gunners oo wajahaysa dhibaato dhanka difaaca ah)

(Southampton) 16 Dis 2018 Kooxaha Arsenal iyo Southampton ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Gunners waxaa ka maqan galabta Rob Holding oo maray qaliin uu ku maqnaanayo waqti dheer, Mustafi oo ganaax iyo dhaawac ku maqan iyo waliba Sokratis oo ganaax ku maqan.

Dhanka kale, Ozil oo ka maqnaa kulamadii u danbeeyay ayaa keydka fadhiya galabta, Ramsey iyo Lacazette ayaa iyaguna keydka ka soo muuqday.

Shaxda Southampton vs Arsenal:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close