Safafka rasmiga ah ee Brighton vs Chelsea (Morata oo maqan iyo Giroud oo keydka fadhiya)

(Brighton) 16 Dis 2018 Kooxaha Brighton iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Waxaa ka maqan shaxda Chelsea weerar yahanka reer Spain ee Alvaro Morata, sidoo kale Giroud ayaa keydka fadhiya.

Tababare Sarri ayaa u muuqda mid ciyaaraya weerar yahan been ah si lamid ah kulankii Manchester City ee isbuucii hore.

Shaxda Brighton vs Chelsea:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close