Eden Hazard oo soo barbareeyay Cesc Fabregas

(London) 16 Dis 2018 Eden Hazard ayaa wali sii wada qaab ciyaareedka fiican ee xiliciyaareed kaan uu ku soo bandhigayo kooxdiisa.

Laacibka reer Belgium ayaa ka caawiyay Pedro dhalinta goolkii ugu horeeyay ee Chelsea ay ka dhalisay Brighton.

Waa kulankii 4-aad oo xiriir ah Premier League ee Eden Hazard uu gool caawiyo, Cesc Fabregas ayaana ah laacibka kaliya ee Chelsea ka tirsan ee rikoorkaas horay u sameeyay.

Waxaa kale oo xusid mudan in Eden Hazard uu kooxdiisa u dhaliyay goolka labaad ee kooxdu ay haatan hogaanka ku hayso.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close