Day: December 16, 2018
-
England
“Nasiib haddaad maqasho waa labadii Gool ay naga dhaliyeen Liverpool.”.-
(England) 16 Dis 2018. Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka gaartay Manchester United oo marti u ahayd kaddib markii…
Read More » -
England
Eden Hazard oo fariin Digniin ah u diray Man City iyo Liverpool
(England) 16 Dis 2018. Eden Hazard ayaa fariin digniin ah u diray kooxaha Manchester City iyo Liverpool kaddib guushii ay…
Read More » -
England
Liverpool oo dib ugu soo laabatay hogaanka isla markaana guushii ugu horreysay ka gaartay Man United tan iyo…..+SAWIRRO
( Premier League ) 16 Dis 2018. Liverpool ayaa u awood sheegatay Manchester United markii ay uga badiyeen 3-1 cayaar…
Read More » -
England
Sababta Keydka loo dhigay Pogba kulanka adag ee Liverpool oo Sharaxaad laga bixiyay
(England) 16 Dis 2018. Jose Mourinho ayaa markale keydka u dhaa dhiciyay Paul Pogba kulanka adag ay iminka Anfield kula…
Read More » -
England
Southampton oo Soo Afjartay Guuldarro la’aantii Arsenal iyo Chelsea oo Dirqi kaga baxsatay Brighton.
( Premier League ) 16 Dis 2018. Southampton ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Arsenal ee horyaalka markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Liverpool vs Manchester United (Pogba oo keydka la dhigay)
(Liverpool) 16 Dis 2018 Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 7-da fiidnimo.…
Read More » -
England
Eden Hazard oo soo barbareeyay Cesc Fabregas
(London) 16 Dis 2018 Eden Hazard ayaa wali sii wada qaab ciyaareedka fiican ee xiliciyaareed kaan uu ku soo bandhigayo kooxdiisa.…
Read More » -
England
Juventus oo isku dayaysa in dalabkeeda ugu horeeya ay ka gudbiso xidig muhiim ah
(Juventus) 16 Dis 2018. Kooxda Juventus ayaa qorsheeneysa inay wada hadal la furato wiilka reer France ee Adrien Rabiot, kaasoo lala…
Read More » -
Spain
Lucas Vázquez oo fariin ku aadan koobka FIFA Club World Cup u diray kooxdiisa Real Madrid
(Real Madrid) 16 Dis 2018. Xidiga kooxda Real Madrid Lucas Vázquez ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay dooneyso inay ku guuleysato koobka…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah ee Brighton vs Chelsea (Morata oo maqan iyo Giroud oo keydka fadhiya)
(Brighton) 16 Dis 2018 Kooxaha Brighton iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Waxaa ka…
Read More »