Day: December 14, 2018
-
Italy
Massimiliano Allegri oo ka hadlay qorshihiisa kaga aadan Ronaldo kahor kulanka Torino
(Juventus) 14 Dis 2018.Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu seegi doono mid ka mid ah…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo digniin u diray Mourinho iyo wiilashiisa kahor kulanka Axada ka dhici doono Anfield
(Premier League) 14 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa kasoo hor muuqday saxaafada wuxuuna ka hadlay dhoowr arimood kahor…
Read More » -
England
EEG: Safafka ay Habeen dambe ku soo gali karaan Liverpool vs Manchester United
(England) 14 Dis 2018. Liverpool ayaa habeen dambe marti galin doonta kooxda ay sida wayn u coltamaan ee Manchester United…
Read More » -
Champ' League
Taageerayaal Careysan oo Cristiano Ronaldo ku bahdilay Baraha Bulshada kaddib Falkii uu sameeyay kulankii Champions League…(DAAWO)
(Europe) 14 Dis 2018. Taageerayaal careysan ayaa baraha bulshada ku weeraray Cristiano Ronaldo kaddib falkii uu sameeyay ciyaartii ay Juventus…
Read More » -
England
CEEBEEY TACAAL: Saalax, Mane iyo Firmino waa EBER oo waxba iskuma hayaan marka ay ka horyimaadaan Manchester United…(Aqriso Xogtan)
(England) 14 Dis 2018. Waa sax oo dood kama taagna in Maxamed Saalax, Sadio Mane iyo Roberto Firmino ay yihiin…
Read More » -
England
Waa kuwee 32-da kooxood ee isugu soo haray Europe League, Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka, Miyay isku aadi karaan Chelsea iyo Arsenal iyo Wax kasta oo aad u baahan tahay
(Europe) 14 Dis 2018. Xalay ayaa la soo afjaray wareega Group-yada Europe League iyadoo ay isku soo hareen 32-kooxood oo…
Read More » -
England
Manchester United oo dalab qaali u soo bandhigtay David de Gea si uu u saxiixo heshiis cusub
(Manchester) 14 Dis 2018. Goolhaayaha kooxda Manchester United ee David de Gea ayaa qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo…
Read More » -
England
Manchester City oo dalab xoogan u diyaarineysa saxiixa xidig ka tirsan Leicester City
(Manchester) 14 Dis 2018. Wargeysyada dalka England ayaa waxay sheegeen in Pep Guardiola uu weydiistay maamulka kooxda Manchester City, inay ka…
Read More » -
England
Kahor kulanka Manchester United, Wijnaldum oo fariin digniin ah u diray saaxiibadiis Liverpool
(Premier League) 14 Dis 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Holand Georginio Wijnaldum ayaa kaga digay saaxiibadiis…
Read More »