KUBBAD mise KARATEE: Muller oo Muraadkiisa la marsiiyay…+SAWIRRO

(Europe) 13 Dis 2018. Thomas Muller ayaa xalay loo taagay Kaarka cas kaddib markii uu Laad madaxa uga dhuftay Nicolas Tagliafico sida qof ciyaaraya Karatee ciyaartii ay Bayern Munich bar baraha 3-3 la gashay naadiga Ajax.

Tagliafico ayaa u baahday in madaxa qodobo loogu dhufto si dhiiga loo joojiyo maadaama uu Muller si xun ugu muday muundooyinka kobaha.

Kooxda reer Holland ayaa toban qof ku ciyaareysay, laakiin isku mid ayay noqdeen kooxda reer Germany kaddib markii iyagana kaarka cas laga siiyay dhaliyahooda Muller.

EEG SAWIRRADA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close