Kooxaha Vidi FC Vs Chelsea oo barbaro ku kala baxay kulankooda ugu dambeeyay heerka group-yada ee tartanka Europa League

(Europa League) 13 Dis 2018. Kooxaha Vidi FC Vs Chelsea ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 kulankooda ugu dambeeyay ay kaga soo xirteen Group L ee tartanka Europa League.

Qeybta koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbaro 1-1, kadib markii ay daqiiqada 30-aad uu Chelsea gool u dhaliyay Willian, laakiin Vidi FC ayaa heshay goolka barbaraha daqiiqadii 32-aad wuxuuna ahaa gool uu iska dhaliyay Ethan Ampadu.

Qeybta labaad marka leysku soo laabtay kooxda martida loo ahaa ee Vidi FC ayaa markale ciyaarta hogaanka u qabatay kadib markii uu daqiiqadii 56-aad uu gool u dhaliyay Loic Nego, ciyaarta ayaana sidaas ku noqotay 2-1.

Kooxda martida ahayd ee Chelsea oo aan ka niyad jabin in ay dib ciyaarta ugu soo laabato ayaa heshay goolka barbaraha waxaana daqiiqadii 75-aad u dhaliyay Olivier Giroud, wuxuuna ciyaarta ka dhigay barbaro 2-2.

Ugu dambeyn kooxaha Vidi FC Vs Chelsea ayaa waxay kulankan ku kala baxeen barbaro 2-2, xili Chelsea ay u gudubtay wareega xiga ee  tartanka Europa League.

Olivier Giroud becomes the second Chelsea player to score from a direct free-kick to draw the visitors level in Budapest

The France striker is embraced by team-mate Pedro, after the Spaniard retrieved the ball ahead of the re-start

Loic Nego's powerful volley flies past Willy Caballero and into the back of the net to put Vidi ahead in the 56th minute

Loic Nego is surrounded by team-mates after his powerful volley gives Vidi a surprise second-half lead over Chelsea

Vidi players embrace each other as they celebrate equalising through an Ethan Ampadu own goal shortly after going behind

Willian gives Chelsea the lead with a free-kick that beats the wall and the Vidi goalkeeper after half-an-hour

Willian celebrates giving the Blues the lead in Budapest as they aim for a sixth successive win in Group L

Ethan Amapdu salutes the Chelsea fans behind the goal after they took the lead despite the chilly conditions in Hungary

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close