Ka hor wareega 16-ka Champions League sidee loo kala hogaaminayaa Gool dhalinta Champions League….(Ronaldo oo la la’yahay)???

(Europe) 13 Dis 2018. Waxaa xalay la soo afjaray wareega Group yada Champions League iyadoona loo gudbay wareega 16-ka oo isku aadkiisu la sameyn doono Isniinta soo socota.

Cristiano Ronaldo oo ah laacibka ugu goolasha badan taariikhda Champions League isla markaana ku guuleystay gool dhalinta tartankan kal ciyaareedkii la soo dhaafay ayaa si wayn looga waayay liiska kala sarreynta gool dhalinta xagaagan oo wuxuu leeyahay hal gool oo qura.

Dhaliyaha Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa sideed gool ku hogaaminaya gool dhalinta Champions League halka uu 6-gool leeyahay Messi oo labaad ku jira.

Neymar iyo Eden Dzeko ayaa ku soo xiga oo leh min shan gool.

EEG KALA SARREYNTA GOOL DHALINTA CHAMPIONS LEAGUE:

Gool FM.

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close