Day: December 13, 2018
-
Wararka
Kooxaha Vidi FC Vs Chelsea oo barbaro ku kala baxay kulankooda ugu dambeeyay heerka group-yada ee tartanka Europa League
(Europa League) 13 Dis 2018. Kooxaha Vidi FC Vs Chelsea ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 kulankooda ugu dambeeyay ay kaga…
Read More » -
Spain
“Waxaan soo dhaweyneynaa in Alvaro Murata uu yimaado kooxda Barcelona” – Jordi Alba
(Barcelona) 13 Dis 2018. Difaaca garabka bidix ee kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa sheegay in Alvaro Morata uu ku…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo kala taliyay Zidane horyaalka ay haboon tahay xiligan inuu u dhaqaaqo
(Yurub) 13 Dis 2018. Macalinkii hore kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa kala taliyay Zinedine Zidane horyaalka uu doonayo inuu u…
Read More » -
Champ' League
Muller oo Twitter ka kula soo hadlay laacibkii uu Taakada Karateega madaxa uga dilaaciyay…(Muxuu ku yiri?)
(Europe) 13 Dis 2018. Thomas Muller ayaa xalay loo taagay Kaarka cas kaddib markii uu Laad madaxa uga dhuftay Nicolas Tagliafico sida…
Read More » -
England
Michael Owen oo ka hadlay sababta ka dambeysa hoos u dhaca ku yimid Pogba
(England) 13 Dis 2018. Halyayga kooxda Liverpool ee Michael Owen ayaa ku eedeeyay macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho hoos…
Read More » -
Italy
“Waa wax laga xishoodo guuldaradii kooxda Young Boys” – Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 13 Dis 2018. Laacibka kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay sida uu kaga careysan yahay guuldaradii xalay kasoo gaartay…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid kuma jirto waqtiyadeeda ugu fiican” – Halyayga reer Brazil Ronaldo oo ka hadlay xaalada Los Blancos
(Real Madrid) 13 Dis 2018. Halyayga reer Brazil Ronaldo ayaa qiray in kooxdiisii hore ee Real Madrid aysan xiligan ahayn koox…
Read More » -
Champ' League
KUBBAD mise KARATEE: Muller oo Muraadkiisa la marsiiyay…+SAWIRRO
(Europe) 13 Dis 2018. Thomas Muller ayaa xalay loo taagay Kaarka cas kaddib markii uu Laad madaxa uga dhuftay Nicolas Tagliafico sida…
Read More » -
Champ' League
Isco oo si xun ula dhaqmay taageerayaasha Real Madrid kadib guul daradii xalay! (Muxuu sameeyay?)
(Madrid) 13 Dis 2018 Laacibka Real Madrid ee Isco ayaa si xun ula dhaqmay taageerayaasha kooxdiisa kadib guul daradii ka soo…
Read More » -
Champ' League
Ka hor wareega 16-ka Champions League sidee loo kala hogaaminayaa Gool dhalinta Champions League….(Ronaldo oo la la’yahay)???
(Europe) 13 Dis 2018. Waxaa xalay la soo afjaray wareega Group yada Champions League iyadoona loo gudbay wareega 16-ka oo…
Read More »