Sidee Liverpool ugu soo gudbi kartaa wareega 16-ka Champions League????….(XOG DHAMMEYSTIRAN)

(Europe) 11 Dis 2018. Liverpool ayaa caawa marti galineysa Napoli kulan ku xiran mustaqbalkeeda Champions League ee kal ciyaareedkan.

Koox kasta oo ku jirta Group C ayaa ciyaartay 5-kulan, Reds ayaana ku jirta kaalinta saddexaad iyadoo ka dambeysa PSG Iyo Napoli.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa laga adkaaday saddexdii kulan ee ugu dambeeyay tartanka, waana markii ugu horreysay ay sidan oo kale ku dhacdo Liverpool wareega group yada ee Champions League.

Haddaba waxay taa ka dhigan tahay inay leedahay 6-dhibcood, halka kooxda reer France ay leedahay 8-dhibcood, mida reer Talyaanina 9-dhibcood.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close