DAAWO SAWIRRADA: Andres Iniesta oo Booqday Kooxdiisii hore ee Barcelon iyo Kulamo uu la qaatay Xiddigaha Kooxda

( Catalan ) 11 Dis 2018.  Andres Iniesta ayaa ku riyaaqay booqasho uu ku yimid kooxdiisii hore ee Barcelona si uu u arko saaxiibadiisii hore isagoo kusoo bandhigay safarkiisa barta Instagram.

Halyeeyga qadka dhexe ayaa sagaal horyaalka oo La Liga iyo afar Champions League kula guuleystay kooxda Catalan wuxuuna ahaa mid si heer sare loogu soo dhaweeyay  kooxda.

Wuxuu kusoo qoray bartiisa Instagram: ‘Tagiyaanka guriga mar walba waa mid qaasa ‘,wuxuu sido kale soo dhigay sawirro isagoo la shekeysanaya saaxiibadiisii hore.

Iniesta ayay si weyn laabta isugu qabteen Lionel Messi, waana ninka sida weyn uga caawin goolal badan sanadihii ay wada cayaaraceen.

Barcelona legend Andres Iniesta returned to Barcelona to watch a training session

Sido kale waxaa jiray wajiho muhiima uu la kulamay waxaan  kamida Jordi Alba, Philippe Coutinho iyo maamulaha kooxda Valverde oo isagu gacma furan kusoo dhaweeyay saaxiibkiisii hore.

Dhammaan Safka kooxda ayaa kusoo hareersamay Iniesta, kasoo haatan u dheela kooxda horyaalka Japan ee Vissel Kobe.

Waxaa sido kale loo ogolaaday kubbad-sameeyihii hore ee Spain inuu kormeero xarunta tababarka oo xiligaa ay tababar ku sameynayeen kooxda Valverde.

Booqashada Andres Iniesta ayaa kusoo aadeysa xilli caawa ay kullanka ugu dambeysa heerka group-yada Champions League ay garoonkooda ku marti galinayaan dhigooda Tottenham.

DAAWO SAWIRRADA BOOQASHADA INIESTA

The midfielder embraced Lionel Messi and caught up with his former team-mates

His old boss Ernesto Valverde looked pleased to see him as he toured the training ground

Clearly Iniesta is still held in high regard by those he shared a dressing room with

Philippe Coutinho and Arthur chatted to Iniesta before their training session 

Sergio Busquets looked delighted to have his old midfield partner back with him

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close