Day: December 11, 2018
-
Champ' League
Liverpool oo usoo Baxday Wareega Bug-baxda Champions League Kaddib Guul Dirqi ah oo ay ka gaareen Napoli iyo Inter oo ka hartay tartanka
( Champ’ League ) 11 Dis 2018. Liverpool ayaa cayaar adag kaga soo baxday Napoli markii ay uga badiyeen 1-0.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Inter Milan vs PSV Eindhoven
(Milan) 11 Dis 2018 Kooxaha Inter Milan iyo PSV Eindhoven ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee Red Star Belgrade vs PSG
(Belgrade) 11 Dis 2018 Kooxaha Red Star Belgrade iyo PSG ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Barcelona vs Tottenham (Messi oo keydka la dhigay)
(Barcelona) 11 Dis 2018 Kooxaha Tottenham iyo Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 11-ka habeenimo. Shaxda…
Read More » -
Wararka
“Messi waa ciyaaryahanka aan had iyo jeer jeclahay inaan daawado” – Steven Gerrard
(Yurub) 11 Dis 2018. Halyayga reer England ee iyo kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya wuxuu ku bixiyay…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee Liverpool vs Napoli (Kulanka isbuuca ee Champions League)
(Liverpool) 11 Dis 2018 Kooxaha Liverpool iyo Napoli ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ugu adag isbuucaan koobka horyaalada…
Read More » -
Spain
“Waa fool xumo in la dhaho Modrić uma qalmo abaal marinta Ballon d’Or” _ Iniesta
(La Liga) 11 Dis 2018. Halyayga kooxda Barcelona Andrés Iniesta ayaa codsaday in xal loo helo dhibaatada haatan heysata da’ayarka reer…
Read More » -
Champ' League
Guardiola oo ka hadlay xaalada xidigaha ka dhaawacan kooxdiisa kahor kulanka Hoffenheim ee Champions League
(Champ’ League) 11 Dis 2018. Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Manchester City ay heysato adeega 15 ciyaartooy ka mid ah xidigaheeda,…
Read More » -
Champ' League
Sidee Liverpool ugu soo gudbi kartaa wareega 16-ka Champions League????….(XOG DHAMMEYSTIRAN)
(Europe) 11 Dis 2018. Liverpool ayaa caawa marti galineysa Napoli kulan ku xiran mustaqbalkeeda Champions League ee kal ciyaareedkan. Koox…
Read More » -
Italy
Santiago Solari oo u jawaabay Cristiano Ronaldo
(Madrid) 11 Dis 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Santiago Solari ayaa u jawaabay Cristiano Ronaldo oo bixiyay waraysi uu si dadban…
Read More »