Day: December 10, 2018
-
England
Klopp oo si weyn u garab istaagay Raheem Sterling, kadib falka cunsirinimo ay kula kaceen jamaahiirta Chelsea
(England) 10 Dis 2018. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay arinta ku saabsan laacibka kooxda Manchester City ee…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka hadlay xidigaha kooxda Barcelona ee seegi doona kulanka habeen dambe Tottenham
(Barcelona) 10 Dis 2018.Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in weeraryahankiisa reer Uruguay ee Luis Suarez uu seegi doono…
Read More » -
Champ' League
“Kulanka Napoli wuxuu inooga muhiimsan yahay xitaa hogaanka Premier League” – Klopp
(Liverpool) 10 Dis 2018.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka adag tartanka Champions Leagu…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo ka hadlay arinta ku saabsan in Modrić uu ku guuleystay abaal marinta Ballon d’Or 2018
(Juventus) 10 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambeyn ka baxay aamusnaanta kadib markii uu ku guuldareestay inuu gacanta ku dhigo…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay heshiis kordhinta Joe Gomez
(Liverpool) 10 Dis 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in maamulka Reds ay…
Read More » -
England
Sarri oo si Saaxi ah ula hadlay Morata
(London) 10 Dis 2018. Tababare Maurizio Sarri ayaa safka shaxdiisa oo dhan xitaa keydka ka saaray Alvaro Morata kulankii dhawaa ay…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Liverpool oo kooxaha yar yar la meel dhigay Manchester United!
(Liverpool) 10 Dis 2018 Daafaca kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa hoos u dhigay awooda Manchester United ka hor kulanka Axada. Liverpool…
Read More » -
Spain
Arthur Melo oo la yaabay go’aankii uu ka qaatay tababare Valverde
(Barcelona) 10 Dis 2018 Arthur Melo ayaa la yaabay go’aankii tababare Valverde uu uga saaray liiska xiddigihii uu u soo xushay…
Read More » -
England
RASMI: Joe Gomez oo heshiis waqti dheer ah u saxiixay Liverpool
(Liverpool) 10 Dis 2018 Da’yarka daafaca uga ciyaara Liverpool ee Joe Gomez ayaa qalinka ku duugay maanta heshiis waqti dheer ah. 21…
Read More » -
Italy
“Anigu ma TABIN Messi ee isagaa I TABAY waayo…..”.- Cristiano Ronaldo
(Europe) 10 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuusan u xiisan Lionel Messi balse uu laacibka reer Argentina isaga…
Read More »