Shaxda rasmiga ah ee Huesca Vs Real Madrid

(La Liga) 09 Dis 2018. Kooxaha Huesca Vs Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka La Liga, kaasoo ka tirsan kulamada 15-aad ee xili ciyaareedkan.

Hadaba shaxaha labada kooxood ee Huesca Vs Real Madrid ay ku dhawaaqeen ayaa kala ah:

Huesca: Jovanovic, Jorge Miramon, Pablo Insua, Jorge Pulido, Xabier Etxeita, David Ferreiro, Moi Gomez, Juan Aguilera, Christian Rivera, Ezequiel Avila, Hernandez.

Real Madrid: Courtois, Odriozola, Ramos, Varane, Carvajal, Ceballos, Llorente, Modric, Vazquez, Benzema, Bale.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close