SAWIRRADII ugu cajiib sanaa ee laga qabtay Labaaleydii Lucas Torreira

(London) 09 Dis 2018 Xiddiga reer Uruguay ee Lucas Torreira ayaa xalay guul farta ka saaray kooxdiisa Arsenal xili ay si wayn u dhibanayd.

Lucas Torreira oo gool u dhaliyay Arsenal isbuucii hore kulankii ay 4-2 uga adkaadeen Tottenham ayaa markale shabaqa gaaray kulankii Huddersfield Town.

22 jirkaan ayaa si cajiib ah iskula laabay kubadd uu si farsamaysan u soo qaaday Aubameyang oo kula jiray xerada ganaaxa, waxaana u suurogashay inuu hogaanka u dhiibo kooxdiisa Arsenal.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close