Safafka rasmiga ah kooxaha Espanyol Vs Barcelona ee kulanka Catalan derby

(La Liga) 08 Dis 2018. Kooxaha Espanyol Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku soo galayaan kulanka goordhow bilaawan doona ee Catalan derby ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Hadaba safafka labada kooxood ayaa kala ah sida hoos ku xusan:

Espanyo: Diego López; Javi López, David López, Duarte, Didac Vilà; Hernán Pérez, Melendo, Víctor Sánchez, Roca, Darder; Borja Iglesias.

Barcelona: Ter Stegen, Semedo, Pique, Lenglet, Alba, Rakitic, Busquets, Vidal, Messi, Suarez, Dembele.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close