Day: December 8, 2018
-
England
Dhibaatada Daafac ee Kooxda Arsenal oo Korartay iyo Daafac Muhiima oo dhaawacmay kulankii Huddersfield
( London ) 08 Dis 2018. ARSENAL ayay soo gaartay dhibaato daafaca dhexe ah kaddib markii laga saaray Shkodran Mustafi…
Read More » -
England
Chelsea oo Jabisay kibirkii City….+SAWIRRO
( Premier League ) 08 Dis 2018. Chelsea ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Manchester City kaddib markii ay uga…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo soo Afjaray Abaartii Gool la’aaneed ee garoonka Old Trafford kaddib guushii Fulham…iyo taageerayaasha oo ka hadlay
( Premier League ) 08 Dis 2018. ROMELU LUKAKU oo ugu dambeyn soo gabagabeeyay abaartii gool la’aaneed ee ku heysatay…
Read More » -
Spain
Safafka rasmiga ah kooxaha Espanyol Vs Barcelona ee kulanka Catalan derby
(La Liga) 08 Dis 2018. Kooxaha Espanyol Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku soo galayaan kulanka goordhow bilaawan doona…
Read More » -
England
Mourinho oo dhiiragaliyay xidigahiisa kooxda Manchester United, kadib guushii ay ka gaareen Fulham
(Premier League) 08 Dis 2018. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay…
Read More » -
England
Maxamed Salaax oo Diiday Abaalmarinta Laacibka Kulanka kaddib guushii Bournemouth…( Ogoow sababta )
( Premier League ) 08 Dis 2018. Maxamed Saalax ayaa diiday abaalmarinta cayaariyahanka kulanka ee Man of the Match isagoo…
Read More » -
England
Manchester United oo Guul weyn ka gaartay Fulham xilli Lukaku uu Shabaqa gaaray Muddo kaddib iyo Arsenal oo Waqti dambe ka adkaatay Huddersfield
( Premier League ) 08 Dis 2018. Manchester united ayaa gaartay guushii u horreysay Premier League muddo bil kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Chelsea vs Manchester City (Kulanka ugu adag isbuucaan)
(London) 08 Dis 2018 Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Italy
Safafka rasmiga ah ee Cagliari vs Roma
(Roma) 08 Dis 2018 Kooxaha Cagliari iyo Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku soo galayaan kulanka bilaaban doona 8-da fiidnimo. Shaxda Cagliari…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo ka hadlay saddexleydii uu ka dhaliyay kooxda Bournemouth
(Premier League) 08 Dis 2018. Mohamed Salah ayaa ka hadlay in rajooyinkiisa xili ciyaareedkan ee kooxda Liverpool ay tahay mid heer…
Read More »