Shaxda rasmiga ah kulanka Derby d’Italia kooxaha Juventus Vs Inter

(Serie A) 07 Dis 2018.Kooxaha Juventus Vs Inter ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Juventus Vs Inter ayaa ah sida tan:

Juventus: Szczesny; De Sciglio, Bonucci, Chiellini, Cancelo; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Dybala, Mandzukic, Ronaldo.

Inter: Handanovic; Vrsaljko, Skriniar, Miranda, Asamoah; Gagliardini, Brozovic, Joao Mario; Politano, Icardi, Perisic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close