Day: December 6, 2018
-
Spain
Toni Kroos oo ka hadlay heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaciisa
(Real Madrid) 06 Dis 2018. Xidiga khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa kaga warbixiyay heer garsiisan yahay dhaawaciisa…
Read More » -
England
Liverpool oo shaacisay mudada uu Gomez garoomada ka maqnaan doono, kadib dhaawacii kasoo gaaray kulankii Burnley
(Liverpool) 06 Dis 2018. Kooxda Liverpool ayaa shaacisay faafaahinta dhaawaca ka soo gaaray Joe Gomez kulankii xalay ay kula ciyaareen horyaalka…
Read More » -
Spain
Denis Suárez oo si maldahan u sheegay suurtagalnimada uu kaga dhaqaaqi karo kooxda Barcelona
(Barcelona) 06 Dis 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Denis Suárez ayaa si maldahan u sheegay in laga yaabo inuu…
Read More » -
Spain
Barcelona oo si rasmin ah kaga hadashay xaalada dhaawac ee Malcom iyo muddada uu maqnaanayo
(Barcelona) 06 Dis 2018. Barcelona ayaa si rasmi ah ugu shaacisay website-keeda heerka uu gaarsiisan yahay xaalada dhaawaca ee laacibka reer…
Read More » -
Spain
“Zidane iyo Ronaldo ayaa ka fiican Mourinho iyo Messi” – Luka Modric
(Europe) 06 Dis 2018. Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ka jawaabay su’aalo si toos ah loo weydiiyay…
Read More » -
England
Marouane Fellaini ma wuxuu Timihiisa isaga xiiray inuu Timo islaameed ku dhago!!?…(Bal EEG wuxuu sameeyay kulankii Xalay ee Arsenal)
(England) 06 Dis 2018. Mancheter United ayaa dhibic ka heshay Arsenal oo xalay marti ugu ahayd Old Trafford kaddib markii…
Read More » -
Spain
“Messi nama soo gaari karo waayo wuxuu leeyahay Hal Farsamo oo kaliya.”.- Kabtanka Barcelona oo si Xun dhulka loola galay
(Europe) 06 Dis 2018. Lionel Messi waxaa lagu tilmaamaa laacibkii ugu fiican ebid ee soo mara kubbada cagta isagoo ku guuleystay…
Read More » -
Spain
Denis Suárez oo ka hadlay dareenkiisa kadib guushii uu xalay ku hogaamiyay kooxdiisa Barcelona
(Barcelona) 06 Dis 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Denis Suárez ayaa wuxuu ka dhawaajiyay sida uu ugu faraxsan yahay…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Melbourne ee jaaliyada Soomaaliyeed dalka Australia iyo Xidigaha Gobolka Banaadir oo galabta ku balansan Banadir Stadium
(Soomaaliya) 06 Dis 2018. Kulan ciyaareed xiiso badan ayaa galabta wuxuu ka dhici doona garoonka Banadir Stadium ee Degmada Cabdicasiis, kaa…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo si weyn u amaanay AFAR ciyaaryahan, kadib kulnkii Arsenal
(Manchester) 06 Dis 2018.Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa amaanay afar ciyaaryahan ka dib markii ay kooxda Manchester United…
Read More »