Shaxda rasmiga ah kulanka Wolves Vs Chelsea

(Premier League) 05 Dis 2018. Kooxaha Wolves Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Wolves Vs Chelsea ayaa ah sida tan:

Wolves: Patricio, Bennett, Coady, Boly, Doherty, Vinagre, Moutinho, Saiss, Gibbs-White, Jota, Jimenez

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Rudiger, Christensen, Alonso, Fabregas, Kante, Loftus-Cheek, Willian, Hazard, Morata

 Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close