Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester United Vs Arsenal

(Premier League) 05 Dis 2018. Kooxaha Manchester United Vs Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Manchester United Vs Arsenal ayaa ah sida tan:

Manchester United: De Gea, Bailly, Smalling, Rojo, Dalot, Matic, Herrera, Darmian, Lingard, Rashford, Martial.

Arsenal: Leno, Sokratis, Mustafi, Holding, Bellerin, Torreira, Guendouzi, Kolasinac, Ramsey, Aubameyang, Iwobi.

 Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close