Shaxda rasmiga ah kulanka Burnley Vs Liverpool

(Premier League) 05 Dis 2018. Kooxaha Burnley Vs Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Burnley Vs Liverpool ayaa ah sida tan:

Burnley: Joe Hart, Bardsley, Tarkowski, Mee, Taylor, Gundmundsson, Cork, Westwood, Brady, Barnes, Wood

Liverpool: Alisson, Gomez, Van Dijk, Matip, Moreno, Henderson, Milner, Keita, Shaqiri, Sturridge, Origi

 Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close