“Oo anigana Goormaan ku guuleysanayaa Ballon d’Or.”.

(Spain) 05 Dis 2018. Luka Modric ayaa shalay kubbadii dahabka la tagay xerada tababarka kooxda Real Madrid isagoona saaxiibadiisa kooxda u ogolaaday inay sawirro ku galaan si ay baraha bulshada u dhigaan.

Sergio Ramos oo sawir ku galay Ballon d’Or ayaa qoraal yar oo kaftan ah soo raaciyay mar u soo dhigay bartiisa Instagram.

“Goorma ayaan anigana helayaa Ballond’Or keyga.”.

Kabtanka Real Madrid ayaa ka mid ahaa 30-kii Musharax ee sanadkan u tartamaya abaal marinta Laacibka Adduunka balse wuxuu galay kaalinta 19-aad.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close