SAWIRRO: Neymar oo xitaa soo gali waayay 10-ka KAALIN ee ugu sarreysa Ballon d’Or….(EEG Liiska)

(Europe) 03 Dis 2018. Jariiradda France Football ee bixineysa abaal marinta Ballon d’Or ee laacibka ugu fiican adduunka ayaa bilowday inay soo saarto Kaalmaha ay kala galeen 30-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta.

Waxaa Liiska laga soo bilaabay qeybta hoose si ugu dambeyn loogu dhawaaqo laacibka sanadkan loo caleemo saaray Ballon d’Or.

Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar ayaa galay kaalinta 12-aad oo waxaa xitaa ka horreeya madaalaha Chelsea ee Kante oo soo xirta kaalinta 11-aad.

FIIRO GAAR AH: Kaalmaha qaar waxaa iskula jira labo ama saddex laacib

Haddaba EEG Liiska Kaalmaha ilaa iminka lagu dhawaaqay:

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close