DEG DEG: Lionel Messi oo galay kaalintii ugu hooseysay Ebid Ballon d’Or…+SAWIRRO

(Paris) 03 Dis 2018. Lionel Messi ayaa galay kaalintii ugu hooseysay ebid abaal marinta Ballon d’Or tan iyo 2006.

Kabtanka Barcelona ayaa galay kaalinta 5-aad, halka Maxamed Saalax uu galay kaalinta 6-aad.

Daafaca Real Madrid Varane oo ay dad badan u saadaalinayeen inuu ku guuleysan doono Ballon d’Or maadaama uu ahaa laacibka kaliya ee sanadkan ku wada guuleystay World Cup iyo Champions League ayaa galay kaalinta 7-aad.

Eden Hazard ayaa soo xirta kaalinta 8-aad, waxaana 9-aad soo galay xiddiga ay isku dhalashada yihiin ee Kevin de Bruyne.

Kaalinta 10-aad waxaa soo galay dhaliyaha reer England iyo Tottenham Harry Kane.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close