DEG DEG: Kylian Mbappé oo ku guuleystay abaal marinta Kopa Trophy

(Paris) 03 Dis 2018. Kylian Mbappé ayaa ku guuleystay abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee xiddigaha da’doodu ka yartahay 21- jirada.

Xiddiga reer France ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay Taariikhda ee ku guuleystay abaal marinta  Kopa Trophy maadaama la bixinayo markii ugu horreysay.

France Football oo bixisa Ballon d’Or ayaa sidoo kale sanadkaan markii ugu horreysay soo kordhisay abaal marinta  Kopa Trophy ee la guddoonsiinayo da’yarka ugu fiican adduunka iyo waliba Ballon d’Or u gaar ah Dumarka.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and suit

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close