DEG DEG: Ada Hegerberg ku guuleysatay Ballon d’Or

(Paris) 03 Dis 2018.  Ada Hegerberg ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee ku guuleysata abaal marinta Ballon d’Or.

France Football ee bixisa kubbada Dahabka ee laacibka ugu fiican adduunka ayaa sanadkaan markii ugu horreysay soo kordhisay Ballon d’Or u gaar ah Dumarka.

Ada Hegerberg ee u dhalatay dalka Norway una ciyaarta naadiga Olympique Lyonnais ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee ku guuleysata Kubbada Dahabka ee Dumarka.

Image may contain: one or more people

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close