DAAWO: Sawirro Hordhac ah oo ku aadan Xafladda Ballon d’Or

(Paris) 03 Dis 2018Grand Palais ee Magaalada Paris ayaa waxaa iminka ka soconaya Xafladda lagu bixinayo laacibka adduunka ee Ballon d’Or.

Jariiradda France oo aalaaba bixisa abaal marintan ayaa soo saartay liis hor dhac ah oo ku aadan sida ay xiddigaha u kala galeen kaalmaha.

Laacibka ugu qaalisan adduunka ee Neymar ayaa ku soo baxay kaalinta 12-aad, waxaana 11 soo galay Kante, waxaa la sugayaa 10-ka kaalmood ee sare iyo xiddiga sida Rasmiga ah loogu magacaabi doono laacibka Sanadka.

Haddaba DAAWO SAWIRRO hordhac ah oo ku aadan Xafladda:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close