Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea vs Fulham

(Premier League) 02 DEC 2018. Kooxaha Chelsea vs Fulham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Chelsea vs Fulham ayaa ah sida tan:

Chelsea: Kepa, Alonso, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Kante, Jorginho, Kovacic, Pedro, Hazard, Giroud.

Fulham: Rico, Sessegnon, Odoi, Mawson, Le Marchand, Chambers, Christie, Seri, Johansen, Cairney, Mitrovic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close