Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Liverpool Vs Everton

(Premier League) 02 DEC 2018. Kooxaha Liverpool Vs Everton ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw ee horyaalka Premier League.

Hadaba shaxa rasmiga ah ee kooxaha Liverpool Vs Everton ayaa ah sida tan:

Liverpool: Alisson Becker, Van Dijk, Gomez, Arnold, Robertson, Fabinho, Shaqiri, Wijnaldum, Salah, Mane, Firmino.

Everton: Jordan Pickford, Coleman, Keane, Mina, Digne, Gomes, Sigurdsson, Walcott, Gueye, Bernard, Richarlison.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close